Baxniintii 16:20 ~ 出 埃 及 記 16:20

picture

H abase yeeshee Muuse ma ay dhegaysan, laakiinse qaarkood baa wax ka reebay ilaa subaxdii, kolkaasaa dirxi galay, oo ay urtay. Markaasaa Muusena iyagii u cadhooday.


然 而 他 們 不 聽 摩 西 的 話 , 內 中 有 留 到 早 晨 的 , 就 生 蟲 變 臭 了 ; 摩 西 便 向 他 們 發 怒 。

Continue reading Report error