Baxniintii 15:26 ~ 出 埃 及 記 15:26

picture

o o wuxuu ku yidhi, Haddaad aad u dhegaysatid Rabbiga Ilaahaaga ah codkiisa, oo aad samaysid wixii ku hagaagsan indhihiisa hortooda, oo aad dhegta u dhigtid amarradiisa, oo aad dhawrtid qaynuunnadiisii oo dhan, de markaas anigu kugu ridi maayo cudurradii aan Masriyiinta ku riday midnaba; waayo, anigu waxaan ahay Rabbiga ku bogsiiya.


又 說 : 你 若 留 意 聽 耶 和 華 ─ 你 神 的 話 , 又 行 我 眼 中 看 為 正 的 事 , 留 心 聽 我 的 誡 命 , 守 我 一 切 的 律 例 , 我 就 不 將 所 加 與 埃 及 人 的 疾 病 加 在 你 身 上 , 因 為 我 ─ 耶 和 華 是 醫 治 你 的 。

Continue reading Report error