O o bal ogow, anigu waxaan qallafin doonaa qalbiga Masriyiinta, oo iyagay daba geli doonaan; oo markaasaan ciso ka heli doonaa Fircoon, iyo ciidankiisa oo dhan, iyo gaadhifardoodkiisa, iyo fardooleydiisa.
As for Me, behold, I will harden the hearts of the Egyptians so that they will go in after them; and I will be honored through Pharaoh and all his army, through his chariots and his horsemen.
Continue reading Report error