Baxniintii 13:5 ~ Исход 13:5

picture

O o markii Rabbigu idin geeyo dalka reer Kancaan iyo reer Xeed, iyo reer Amor, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuus, oo uu awowayaashiin ugu dhaartay inuu idin siinayo, kaas oo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan, de markaas waa inaad bishan dhexdeeda dhawrtaan u adeegiddan Ilaah.


Господь клялся вашим отцам, что отдаст вам землю хананеев, хеттов, аморреев, иевусеев и хивеев, землю, где течет молоко и мед. Когда Он приведет вас туда, соблюдайте в этом месяце такой обычай:

Continue reading Report error