Baxniintii 13:3 ~ Изход 13:3

picture

M arkaasaa Muuse wuxuu dadkii ku yidhi, Xusuusta maalintan aad Masar ka soo baxdeen, oo aad ka soo baxdeen gurigii addoonsiga; waayo, Rabbigu gacan xoog badan buu idinkaga soo bixiyey meeshan; waa inaan kibis khamiirsan la cunin.


Тогава Моисей каза на народа: Помнете този ден, в който излязохте от Египет, от дома на робството; защото Господ ви изведе със силна ръка оттам. Никой да не яде квасно.

Continue reading Report error