O o dabadeedto markii wiilkaagu wax ku weyddiiyo oo kugu yidhaahdo, Waxanu waa maxay? waa inaad ku tidhaahdaa isaga, Gacan xoog badan baa Rabbigu nagaga soo bixiyey Masar oo ahaa gurigii addoonsiga;
And it shall be when your son asks you in time to come, saying, ‘What is this?’ then you shall say to him, ‘ With a powerful hand the Lord brought us out of Egypt, from the house of slavery.
Continue reading Report error