Baxniintii 12:4 ~ Exodul 12:4

picture

o o haddii qoys uusan wada qaadan karin wan, de markaas waa in isaga iyo deriskiisa oo ah kan qoyskiisa ku xiga ay mid wada qaataan oo ay u qaybsadaan sida tirada dadku tahay; nin walba sida cuntadiisu tahay waa inaad u tirisaan kalaqaybinta wanka.


Dacă o familie este prea mică pentru un miel, ei vor trebui să-l împartă cu vecinul lor cel mai apropiat, după numărul persoanelor, iar mielul să fie împărţit după cât mănâncă fiecare om.

Continue reading Report error