Baxniintii 12:19 ~ ﺍﻟﺨﺮﻭﺝ 12:19

picture

T oddoba maalmood waa inaan guryihiinna khamiir laga helin; waayo, ku alla kii wax khamiir leh cuna, qofkaas waa laga gooyn doonaa shirka reer binu Israa'iil, hadduu yahay qariib iyo hadduu waddanka ku dhex dhashayba.


لا تُبقُوا خَمِيراً فِي بُيُوتِكُمْ لِسَبعَةِ أيّامٍ. فَأيُّ إنسانٍ، سَواءٌ أكانَ غَرِيباً أمْ مِنْ مَوالِيدِ الأرْضِ، يَأكُلُ شَيئاً فِيهِ خَمِيرٌ، يُقطَعُ مِنْ شَعبِ إسْرائِيلَ.

Continue reading Report error