O o idinku waa inaad dhawrtaan iidda kibista aan khamiirka lahayn, waayo, maalintaas qudheeda ayaan dadkiinna badnaantiisii ka soo bixiyey dalkii Masar; sidaas daraaddeed amar ahaan waa inaad ka ab ka ab weligiin ku dhawrtaan maalintaas.
І ви будете додержувати опрісноків, бо саме того дня Я вивів війська ваші з єгипетського краю. І будете додержувати того дня в ваших родах, як постанови вічної.
Continue reading Report error