L o'dayaduna waa inay na raacdaa, oo waa inaan neef keliyahu dib nooga hadhin, waayo, iyada waa inaannu wax ka qaadannaa si aannu ugu adeegno Rabbiga ah Ilaahayaga. Annagu garan mayno wax aannu ugu adeegno Rabbiga jeeraannu tagno xaggaas.
and also our cattle doth go with us, there is not left a hoof, for from it we do take to serve Jehovah our God; and we -- we know not how we do serve Jehovah till our going thither.'
Continue reading Report error