Sabuurradii 90:10 ~ Psalm 90:10

picture

W aayo, wakhtiga cimrigayagu waxa weeye toddobaatan sannadood, Oo xataa hadduu xoog aawadiis ku sii dheeraado waa siddeetan sannadood, Laakiinse faankiisu waa hawl iyo caloolxumo miidhan, Waayo, haddiiba wuu iska dhammaadaa, oo annana waannu duulnaa.


The days of our life are seventy years, or eighty if we have the strength. Yet the best of them are only hard work and sorrow. For they are soon gone and we fly away.

Continue reading Report error