W aayo, waxaad tahay ammaantii xooggooda, Oo raallinimadaada daraaddeed ayaa geeskayaga kor loogu sarraysiin doonaa.
For thou art the glory of their strength; And in thy favor our horn shall be exalted.