R abbiyow, dalkaagii waad u roonaatay, Oo waxaad soo celisay maxaabiistii reer Yacquub.
Lord, You have been favorable and have dealt graciously with Your land; You have brought back the captives of Jacob.