Sabuurradii 71:23 ~ Salmos 71:23

picture

B ushimahaygu aad bay ugu farxi doonaan, markaan ammaan kuugu gabyo, Oo xataa naftaydii aad soo furatayna way rayrayn doonta.


Mis labios se alegrarán cuando cantare alabanzas a ti; y mi alma, a la cual rescataste.

Continue reading Report error