R abbiyow, Ilaahayow, adigaan isku kaa halleeyaa, Haddaba iga badbaadi kuwa i eryanaya oo dhan, oo iga samatabbixi,
O Jehovah my God, in thee do I take refuge: Save me from all them that pursue me, and deliver me,