Sabuurradii 65:13 ~ Psalm 65:13

picture

B errimmada daaqu waxay huwadaan tirooyin adhyo ah, Dooxooyinkana waxaa qariya hadhuudh, Markaasay farxad la qayliyaan, oo weliba gabyaan.


The meadows are clothed with flocks And the valleys are covered with grain; They shout for joy, yes, they sing.

Continue reading Report error