I laahow, waxaad tahay Ilaahay, oo anna goor hore ayaan ku doondooni doonaa, Naftaydu adigay kuu oomman tahay, jidhkayguna aduu kuu xiisoodaa, Anoo jooga dhul engegan oo daal miidhan ah oo aan biyo lahayn.
O God, You are my God; I shall seek You earnestly; My soul thirsts for You, my flesh yearns for You, In a dry and weary land where there is no water.
Continue reading Report error