O o weliba, Sayidow, adigu naxariis baad leedahay, Waayo, nin kasta waxaad ugu abaalguddaa sidii camalladiisu ahaayeen.
Also unto thee, O Lord, belongs mercy, for thou renderest to every man according to his work.