I ga taga, kuwiinna xaqdarrada ka shaqeeya oo dhammow, Waayo, Rabbigu waa maqlay codkii oohintayda.
Depart from me, all you who do iniquity, For the Lord has heard the voice of my weeping.