Sabuurradii 59:5 ~ ﺍﻟﻤﺰﺍﻣﻴﺮ 59:5

picture

R abbiyow, Ilaaha ciidammadow, Ilaaha reer binu Israa'iilow, Sara joogso oo quruumaha oo dhan soo booqo, Oo innaba ha u naxariisan xadgudbayaasha. (Selaah)


وَالآنَ يا اللهُ ، أيُّها الإلَهُ القَدِيرُ، أنتَ إلَهُ إسرائِيلَ. فَانهَضْ وَحاسِبْ هَذِهِ الشُّعُوبَ. وَلا تُظهِرْ رَحمَةً لِلغادِرِينَ. سِلاهْ

Continue reading Report error