Sabuurradii 52:9 ~ Псалми 52:9

picture

W eligayba waan kugu mahadnaqayaa, maxaa yeelay, adigu waad samaysay, Oo magacaaga ayaan wax ku rajaynayaa, waayo, wuu ku wanaagsan yahay quduusiintaada hortooda.


(52-11) Буду славити вічно Тебе, що вчинив Ти оце, і про ймення Твоє буду звіщати побожним Твоїм, що добре воно!

Continue reading Report error