A nigu kugu canaanan maayo allabaryadaada, Oo qurbaannadaada gubanu had iyo goorba hortayday yaalliin.
I will not reprove thee for thy sacrifices; And thy burnt-offerings are continually before me.