Sabuurradii 49:14 ~ 詩 篇 49:14

picture

I yagu waxaa weeye adhi She'ool loo wado, Oo waxaa sida adhijir u ahaan doona dhimasho, Oo kuwa qumman ayaa iyaga subaxda u talin doona, Oo quruxdoodana waxaa baabbi'in doona She'ool, inaanay iyagu rug yeelan innaba.


他 们 如 同 羊 群 派 定 下 阴 间 ; 死 亡 必 作 他 们 的 牧 者 。 到 了 早 晨 , 正 直 人 必 管 辖 他 们 ; 他 们 的 美 容 必 被 阴 间 所 灭 , 以 致 无 处 可 存 。

Continue reading Report error