R abbigu waa weyn yahay, waana in aad loogu ammaanaa Ilaaheenna magaaladiisa, iyo buurtiisa quduuska ah.
Great is the Lord, and greatly to be praised in the city of our God, in the mountain of his holiness.