Sabuurradii 46:9 ~ ﺍﻟﻤﺰﺍﻣﻴﺮ 46:9

picture

D agaallada wuu ku joojiyaa tan iyo dunida meesha ugu dambaysa, Qaansada wuu jebiyaa, oo warankana wuu jaraa, Oo gaadhifardoodkana dab buu ku gubaa.


هُوَ الَّذِي يُخمِدُ الحُرُوبَ فِي الأرْضِ كُلِّها، مُكَسِّراً الأقواسَ وَقاطِعاً الرِّماحَ وَحارِقاً التُّرُوسَ.

Continue reading Report error