Sabuurradii 45:4 ~ Psalm 45:4

picture

R unta iyo camalqabowga iyo xaqnimada daraaddood, Waxaad faraskaaga ku fuushaa haybad adigoo barwaaqaysan, Oo gacantaada midigna waxay ku bari doontaa waxyaalo cabsi badan.


In your majesty ride on victoriously on behalf of truth, humility, and righteousness. Let your right hand display awesome deeds.

Continue reading Report error