M arkaad dadka canaanta ku edbisid xumaanta daraaddeed, Waxaad quruxdiisa ka dhigtaa inay u baabba'do sidii balanbaallis oo kale, Hubaal nin kastaaba waa bilaash. (Selaah)
With reproofs against iniquity, Thou hast corrected man, And dost waste as a moth his desirableness, Only, vanity every man. Selah.
Continue reading Report error