O o kuwa naftayda doondoonaana dabinno bay ii dhigaan, Oo kuwa inay wax i yeelaan doonayaana waxay ku hadlaan waxyaalo xun, Oo maalinta oo dhan waxay ku tashadaan khiyaano.
They also that seek and demand my life lay snares for me, and they that seek and require my hurt speak crafty and mischievous things; they meditate treachery and deceit all the day long.
Continue reading Report error