Sabuurradii 31:11 ~ Psalm 31:11

picture

C adaawayaashayda oo dhan daraaddood ayaan waxaan noqday mid ceebaysan, Xataa deriskayga aad iyo aad baan ugu hor ceeboobay, oo kuwa i yaqaanna way iga cabsadeen, Oo xataa kuwii dibadda igu arkay way iga carareen.


To all my enemies I have become a reproach, but especially to my neighbors, and a dread to my acquaintances, who flee from me on the street.

Continue reading Report error