Sabuurradii 28:7 ~ Псалтирь 28:7

picture

R abbigu waa xooggayga iyo gaashaankayga, Qalbigaygu isaguu isku halleeyey, oo waa lay caawiyey, Sidaas daraaddeed qalbigaygu aad iyo aad buu u reyreeyey, Oo gabaygaygaan isaga ku ammaani doonaa.


Господь – моя сила и щит; сердце мое на Него надеется. Он мне помог, и сердце мое ликует; песней моей я Его буду славить.

Continue reading Report error