I mminka waxaa madaxayga laga sarraysiin doonaa cadaawayaashayda igu wareegsan, Oo waxaan taambuugga Rabbiga ku dhex bixin doonaa allabari dhawaaq farxadeed leh, Waan gabyi doonaa, haah, ammaan baan Rabbiga ugu gabyi doonaa.
And now shall my head be lifted up above my enemies round about me; in His tent I will offer sacrifices and shouting of joy; I will sing, yes, I will sing praises to the Lord.
Continue reading Report error