Sabuurradii 20:6 ~ Psalm 20:6

picture

A nigu hadda waan ogahay in Rabbigu badbaadiyo kii uu isagu subkaday, Oo wuxuu isaga uga soo jawaabi doonaa samadiisa quduuska ah, Oo wuxuuna ugu jawaabi doonaa xooggiisa wax badbaadiya oo gacantiisa midig.


Now know I that Jehovah saveth his anointed; He will answer him from his holy heaven With the saving strength of his right hand.

Continue reading Report error