M arkaasaa dhulku ruxmay oo gariiray, Oo buuraha aasaaskoodiina wuu dhaqdhaqaaqay, Oo wuu ruxmay, maxaa yeelay, Ilaah waa cadhaysnaa.
那 時 , 因 他 發 怒 , 地 就 搖 撼 戰 抖 ; 山 的 根 基 也 震 動 搖 撼 。