A nigoo cidhiidhi ku jira ayaan Rabbiga baryay, Oo waxaan u qayshaday Ilaahay, Isna codkayguu macbudkiisa ka maqlay, Oo qayladayda hortiisa ka yeedhaysaana dhegihiisay gashay.
In my distress I called on Yahweh, and cried to my God. He heard my voice out of his temple. My cry before him came into his ears.
Continue reading Report error