Sabuurradii 17:14 ~ Psalm 17:14

picture

R abbiyow, waxaad dadka igaga samatabbixisaa gacantaada, Kuwaas oo ah dadka dunida, oo qaybtoodu ku jirto nolosha adduunkan, Oo aad calooshooda ka buuxisaa khasnaddaada, Iyagu waxay ka dhergeen carruur, Oo maalkooda hadhayna waxay uga tagaan dhallaankooda.


From men, Thy hand, O Jehovah, From men of the world, their portion in life, And Thy hidden things Thou fillest their belly, They are satisfied sons; And have left their abundance to their sucklings.

Continue reading Report error