Sabuurradii 140:11 ~ Salmos 140:11

picture

N inka sharka ku hadlaa yaanu dhulka ku sii waarin, Sharku wuxuu u ugaadhsan doonaa ninka dulmiga badan inuu afgembiyo aawadeed.


El hombre deslenguado no será firme en la tierra; el mal cazará al hombre injusto para derribarlo.

Continue reading Report error