R abbiga ammaana, waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, Magiciisa ammaan ugu gabya, waayo, wuu wacan yahay.
Praise the Lord, for the Lord is good. Sing praises to His name, for it is sweet.