N aagtaadu waxay gurigaaga ku dhex ahaan doontaa sida geed canab ah oo midho badan dhala. Carruurtaaduna waxay noqon doonaan sida geedo saytuun ah oo miiskaaga ku wareegsan.
Thy wife shall be as a fruitful vine by the sides of thy house; thy children like olive plants round about thy table.
Continue reading Report error