A noo addoonkaaga ah iila macaamilow si naxariistaada waafaqsan, Oo qaynuunnadaada i bar.
Deal with thy servant according unto thy lovingkindness, And teach me thy statutes.