Sabuurradii 101:8 ~ Psalm 101:8

picture

S ubax ilaa ka subax ayaan wada baabbi'in doonaa kuwa sharka leh oo dalka deggan oo dhan, Si aan magaalada Rabbiga uga baabbi'iyo kuwa xumaanta ka shaqeeya oo dhan.


At morning I cut off all the wicked of the land, To cut off from the city of Jehovah All the workers of iniquity!

Continue reading Report error