Ayuub 42:7 ~ Job 42:7

picture

O o markii Rabbigu erayadaas Ayuub kula hadlay dabadeed wuxuu Eliifas oo reer Teemaan ahaa ku yidhi, Cadhadaydii baa ku kululaatay adiga iyo labadaadii saaxiibba, waayo, idinku wixii xaqa ahaa igama aydaan sheegin, sidii addoonkayga Ayuub uu yeelay oo kale.


After the Lord had spoken these words to Job, the Lord said to Eliphaz the Temanite, “My anger burns against you and your two friends, because you have not spoken of Me what is right, as My servant Job has.

Continue reading Report error