Ayuub 4:16 ~ Иов 4:16

picture

O o isagii wuu joogsaday, laakiinse muuqashadiisii waan kala saari waayay; Muuqaal baa indhahayga hortooda joogay; Intii mudda ah aamusnaan baa jirtay, dabadeedna waxaan maqlay cod leh,


Он стал, --но я не распознал вида его, --только облик был пред глазами моими; тихое веяние, --и я слышу голос:

Continue reading Report error