D ulmiga ku batay daraaddiis ayay u qayliyaan, Oo kan xoogga badan gacantiisa daraaddeed ayay caawimaad ugu qayshadaan.
A causa de la multitud de las violencias clamarán, Y se lamentarán por el poderío de los grandes.