B al eeg, waan kuu jawaabi doonaa, haddaba waxan xaq kuma tihid, Waayo, Ilaah baa binu-aadmiga ka sii weyn.
Behold, in this thou art not just; I will answer thee, that God is greater than man.