Ayuub 28:4 ~ Йов 28:4

picture

I sagu god dheer ayuu ka qodaa meel ka fog meesha dadku deggan yahay. Iyaga waxaa illooba qofka ag mara; Oo waxay ka laallaadaan meel dadka ka fog, oo hor iyo dib bay u ruxmadaan.


Далеч от човешко жилище, където крака не стъпват, той си отваря рудник; окачени далеч от хората, рудничарите се люлеят.

Continue reading Report error