M arkaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, Addoonkayga Ayuub ma ka fikirtay? Maxaa yeelay, isaga oo kale dhulka ma joogo, waayo, isagu waa nin qumman oo toosan, oo ah mid Ilaah ka cabsada oo sharka ka fogaada. Oo weliba isagu daacadnimadiisii wuu sii haystaa, in kastoo aad igu dirtay, si aan isaga sababla'aan ugu halligo.
После Господ рече на Сатана: Обърнал ли си внимание на слугата Ми Иов, че няма подобен нему на земята, човек непорочен и правдив, който се бои от Бога и се отдалечава от злото. И още държи правдивостта си, при все че ти Ме подбуди против него да го погубя без причина.
Continue reading Report error