L aakiinse wuxuu iyadii ku yidhi, Waxaad u hadlaysaa sida naagaha nacasyada ah middood. Naa waa sidee? Ilaah gacantiisa intaynu samaan ka qaadanno, miyaynan xumaanna ka qaadanayn? Oo in kastoo waxyaalahaas oo dhammu ay ku dheceen Ayuub innaba afkiisa kuma dembaabin. Saddexdii Saaxiib Ee Ayuub
А він до неї відказав: Ти говориш отак, як говорить яка з божевільних!... Чи ж ми будем приймати від Бога добре, а злого не приймем? При всьому тому Йов не згрішив своїми устами...
Continue reading Report error