Ayuub 1:7 ~ Job 1:7

picture

M arkaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, War xaggee baad ka timid? Oo Shayddaan wuxuu Rabbiga ugu jawaabay, Waxaan ka imid dhulkii aan maray, oo aan hor iyo dibba ugu dhex socday.


And Jehovah said to Satan, Whence comest thou? And Satan answered Jehovah and said, From going to and fro in the earth, and from walking up and down in it.

Continue reading Report error