o o ay ka dhigaan maalmihii Yuhuuddii ay cadaawayaashoodii ka raysteen iyo bishii xaggooda ay murugtii farxad u beddelantay, baroortiina maalin wanaagsan; inay ka dhigaan maalmo iid ah oo farxad badan, oo mid ba midka kale waxyaalo wanwanaagsan u diro, oo masaakiintana hadiyado la siiyo.
وَهُما اليَومانِ اللَّذانِ تَخَلَّصَ فِيهِما اليَهُودُ مِنْ أعدائِهِمْ. فِي ذَلِكَ الشَّهرِ، تَحَوَّلَ النُّواحُ إلَى احتِفالٍ، وَالحُزْنُ إلَى عِيدٍ. فَجَعَلُوهُما يَومَيَّ عِيدٍ وَاحتِفالٍ، فِيهِما يَتَبادَلُونَ الطَّعامَ، وَيُعطُونَ هَدايا لِلفُقَراءِ.
Continue reading Report error