Esteer 9:19 ~ ﺃﺳﺘﻴﺮ 9:19

picture

H addaba Yuhuuddii tuulooyinka joogtay oo degganayd magaalooyinka aan derbiga lahayn, bisha Adaar, maalinteeda afar iyo tobnaad, waxay ka dhigaan maalin farxadeed oo iid ah, oo maalin wanaagsan ah, iyo maalin waxyaalo wanaagsan mid ba midka kale u diro.


لِذَلِكَ يَحتَفِلُ اليَهُودُ فِي الرِّيفِ وَفِي القُرَى الصَّغِيرَةِ فِي اليَومِ الرّابِعَ عَشَرَ مِنْ شَهرِ آذارَ، وَيَتَبادَلُونَ الطّعامَ وَالهَدايا.

Continue reading Report error